Adeegga Taageerada Tirakoobka

SECCA aad bay ugu han waynayd inay ahayd Xarunta Taageerada Tirakoobka ee Enfield iyo nawaaxigeeda . Waxaan gacanta ku haynay koox weyn oo tababaran oo ah La-taliyeyaal Taageerada Tirakoobka si ay u taageeraan dadka inay ku dhammaystiraan Tirakoobkooda Dijital ah onlayn. Dadka ka faa'iidaystay waxay isugu jireen kuwo af-soomaali ku hadla iyo kuwo aan af-soomaaliga ku hadlin.

Adeeggan waxaa loogu talagalay in lagu taageero dadka aan lahayn xirfadaha dhijitaalka ah, kumbuyuutarka ama internetka inta lagu jiro xilliga noolaanshaha 1-da Maarso - 4-ta May.

Thanks to Good Things Foundation iyo Xafiiska Tirakoobka Qaranka waxaan awoodnay inaan taageerno gaarsiinta Tirakoobka oo aan siino taageero laba-luqad iyo mid wax ku ool ah kuwa aan iskood u dhameystiri karin Tirakoobka.